Duqeyn dhinaca cirka ah oo lala beegsaday saldhig ay leeyihiin kooxda Al-shabaab

Dayuurado dagaal oo ay sida loo malaynayo ay leedahay dowladda Itoobiya ayaa duqeyn dhinaca cirka ah ka geystay degaano hoostaga degmada Matabaan ee Gobolkaasi Hiiraan. Duqeymaha ayaa lala beegsaday buurta Surtaag oo ku aadan degaanka oo ku taalla inta u dhaxeeysa degmooyinka Mataaan & Maxaas, halkaasoo ay fariisin ku leeyihiin Al-Shabaab Dad ku sugan degaano … Continue reading Duqeyn dhinaca cirka ah oo lala beegsaday saldhig ay leeyihiin kooxda Al-shabaab